
Xafladii Xilwareejinta Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda
Maanta oo tariikhdu tahay 17/12/2024 waxaa xilka la kala wareegey wasiirkii hore ee wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimiladda
iyo Wasiirka Cusub Cabdillahi Cismaan Jamac, waxaa xafladda xilwareejinta dhamaan shaqalahaa iyo marti sharafta leh ee kasoo qayb gashey xafladda waxay ku dheradeen
sidii hufnaanta iyo kardita lahayd ee wasiir shukri uga soo shaqeysey dhamaan Deegaanka iyo horumarinta Shaqaalaha wasaaradda.
Waxaa xafladda Soo gabagabeyeey wasiirka cusub ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda isago dhankiisa balanqaadey in ay qabanayaan
shaqadii qaranka u igmadey korna u qadayaan Hawlahaa Wasaaradda.