''cagaar noqo” Go Green!

Cagaar noqoshada macnaheedu waa inaan ka fikirno Deegaan dabiiciga ah iyo sameynta xulashooyin dhaqaale oo aan waxyeello u geysan Deegaanka. Tusaale ahaan, sameyso dhaqaale aan Deegaanka waxyeelayn, ha isticmaalin waxyaabaha Deegaanka waxyeeleynayaa sida Bacda  waayo Bacdu waxaa nabad guurineysaa Deegaanka, waxay dhibaato u geysataa xoolaha.Haddaba,muwaadin badbaadii Deegaanka, oo ka fagow isticmaalka Bacda iyo wixii la midka ah.

Sido kale si aynu u helno cimilo ku haboon Nolosha Dadka iyo Deegaanka  fadlan ilaali fayo dhowra Deegaanka kugu hareereysan, gey xashiishka meeshii ku habooneyn, ka sameyso  warshada  meeshii ku munaasibka ah.


_______________________________________________________________________________________________________________________________________________
;Farintan Waxaa kuso Gudbineysaa Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Waaxdeeda Baadbadinta Deegaanka.