
2017 illa 2024 Dhirkii ay bixisey Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada
Berri waxa ay ku beegan tahay MAALINTA DHIRTA SOMALILAND oo Madaxweyne Muse Bihi Abdi Degreeto Madaxweyne ku Asteeyey Sanadkii 2018.Mudada laga soo bilaabo waxa Isbedel wayn laga sameeyey Horumarinta Waxsoosaarka Dhirta oo Markii Hore ahaa 150 kun Sanadkii, haatana oo 2024 la marayana ah in ka badan 400 oo kun oo Geed Sanadkii.

ENVIRONMENT AND CLIMATE CHANGE STRATEGY 2026 -2030
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Marwo Samsam Maxamed Saalax, yaa maanta xafiiska ku qaabishay wafti ka socda Jaamacadda Czech ee Prague
Fariinta 18ka May ee Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.
khudbadii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u ka jeediyeey Maalinta Dhir Beerista Qaranka JSL 15 April.
Khudbadii Wasiirka Wasaaradda Cabdillahi Jamaac CismanDeegaanka iyo Isbedelka Cimiladaa u ka jeediyeey Xafladii Maalinta Dhir Beerista Qaranka 15April.
Wasiir Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Cabdillahi Jamac Cisman (Geeljire) oo kahadley Shirkii ka qabsoomey Davos.