abaalmarinta Shaqaalahaa Ugu Wanaagsanaa Sannadkii tagey 2021

Guuleystayaashii Shaqaalaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda  Ee Sannadka  2021 Ee  La Abaalmariyey.
Shaqaalaha maanta La Abaalmariyey Ayaa Ka Koobnaa 23-Shaqaale Oo Laga Soo Dhex Xuley shaqaalahaa Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda 
Shaqaalaha Ayaa Waxa Si Gaara Loo Xusey Sannadkan 2021.
1. Shaqaalihii Ugu Wanaaagsanaa Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda ee  2021. Isagoo Loo Aqoonsaday Inuu noqdo  Fahad Maxamed Xasan
2. Injineerkii Ugu Wanaagsanaa Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbadalka Cimiladda Sannadkii 2021 Ayaa Loo Aqoonsaday Eng. Maxamed Maxamuud Cilmi
3. Iskuduwihii  Sannadkii  ugu wanaagsanaa Yusuf Warsame 2021
4. Agaasime Waaxeedkii Ugu Wanaaagsanaa Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda  Sannadkii 2021 Ayaa Loo Aqoonsaday Inuu noqdey Cabdinasir Xuseen Siciid.
Halkaa 19ka shaqaale oo kale lagaa soo xuley dhamaan waxahaa wasaaradda.