- Home
-
- Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL Oo Fuliyay Olole Lagu Baabiinayo Cayshimooyin Iyo Moosaska Sharci Darada ah
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL Oo Fuliyay Olole Lagu Baabiinayo Cayshimooyin Iyo Moosaska Sharci Darada ah
Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga, Maamulka Gobolka Togdheer iyo Ciidanka Booliska Oo is kaashanayaa Ayaa olole ku qaaday baab'inta Cayshimooyin iyo moosas laga sameeyay Banka Aroori ee Gobolka Togdheer, Hawgalkaas oo ah qorshe balaaran oo lagu soo celinaayo Seerihii Aroori.