Fariin ku Saabsan Maalinta Dhirta Qaranka JSL 15April
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa Fariin ku saabsan Maalinta Dhir beerista Qaranka ee 15April u diray Shacab weynaha Somaliland.
Agaasimihaa Guud wuxuu farin u dirayaa dhamaan shacabweynaha Somaliland ee kula nool Goboladda Dalka inay ka faaideystaan Malinta Dhir Beerista Qaranka Jamhuurida Somaliland.
Sido kale, maalintaas waxaa la bixinaaya Dhirta qaybaheeda kala duwan, dhirtaas oo laga helaayo dhamaan xarumaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Gobolada Dalka. ayuu yiri agaasimaha guud.