Agaasimaha Guud ee Wasaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada Mudane Abdi Ali Mahadi Ayaa Magaalada Adis Ababa Ee Caasimada itoobiya Kaga Qeyb-Galay Shir Ku Saabsan Mashruuca East Africa Corridorka
Agaasimaha Guud ee Wasaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada Mudane Abdi Ali Mahdi Ayaa Magaalada Adis Ababa Ee Caasimada itoobiya Kaga Qeyb-Galay Shir Ku Saabsan Mashruuca East Africa Corridorka.
Kulankan Waxa Ka Soo Qeybgalay Wasiirka Horumarinta Magaalooyinka Ee Dalka Itoobiya, Sido Kale Waxa Ka Qeyb-Galay Agaasimayaasha Guud ee Wasarradaha Qorshayta dib u dajinta Maayerada Magaalooyinka Hargeysa,
Gabiley ,Boorama,Berbera Iyo Maamulada Labada Daamood Ee Wajaale Iyo Maayerada Diridhaba Iyo Jigjiga
Shirkaasi waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay Hay’adda Caalamiga ah ee City Alliance iyo Jaamacadda Jigjiga,
Shirkan oo ah mid muhiimad weyn u leh isku xidhka iyo iskaashiga dalalka gobolka Geeska Afrika, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha horumarinta magaalooyinka,
iyo sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatooyinka bani’aadannimo ee ka dhasha barakaca iyo isbeddelka deegaanka.