Daahfurka Daarasad Laga Sameyn doono Isbadalka Cimiladda Dalka
Waxaa saaka Xarunta Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL ka daahfurmay Daraasad Cilmi-baadhis ah oo lagu ogaanayo Isbedelka Cimilada iyo dhibaatoiyinka uu keeno Biyo Yaraanta (Water Scarcity), Cunto yaraanta (Food Insecurity) iyo Isticmaalka dhulka (land use)/
Cilmibaristaan oo Soomaliland nasiib u heshey in ay ka mid noqoto saddex wadan oo ku yaala Bariga Africa, sido kale waa markii ugu horeysey oo lagaa sameeyo wadanka Cilmi baaris noocan oo kale ah , cilmibaarista oo si gaar ah diiradda loogu saari doono Dhinacyadda Biyo yaraanta, Cuntadda yaraanta iyo Isticmaalka Dhulka.