Hargaysa oo maanta laga dhagax dhigay Dhismaha Xarunta Maareynta Xogta " Dhulka iyo Biyaha”-IMC- Somaliland

Hargaysa 12/10/2021,  waxaa maanta xarunta Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga laga dhagax dhigay Dhismaha Xarunta
Maareynta Xogta " Dhulka iyo Biyaha”-IMC- Somaliland
Xarunta waxa loo aasaasay si loo fududeeyo soo saarista iyo helidda Daraasado waxtar u leh go’aan-qaadashada Wanaagsan.
Waxay u xil-saaran tahay ururinta, keydinya, maareynta, fasiraadda iyo faafinta macluumaadka xogta biyaha iyo dhulka Somaliland.