
Hay’ada Cheetah Conservation Fun {CCF} Ayaa Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga
04/02/2021 Hargyeysa, Waxaa Maanta Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Lagu Qabtay Shir Lala Yeeshaya Hay’ada Cheetah Conservation Fun Hay’adani Oo Wasaaradda Kala Shaqaysaa Xannaanaynta iyo Daryeelida Duur-joogta Gaar ahaan Harimacadka .
Kulanka Oo Ay kasoo qayb Galeen Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Iyo Qaar kamida Agaasime Waaxeedada Wasaaradda, Waxana Laga Wada Hadlay Sidii Wasaaradda Deegaanka Iyo Hay’ada CCF.
Sido kale. waxaa kaloo lagaa wada hadlay sidii loo dhameystiri lahaa Xarunta Daryeelka Duur-joogata Ee Geedeeble Oo Dhismaheedu socdoo, xaruntaas oo noqon doonta meel wax badan lagaa faaidii doono, qayb weynaa ka qaadanaysaa xanaanaynta Duur-joogta.
Kulankani ayaa kusoo Dhamaaday is fahan.