Kulan Ku Sabsan Qorshaha 5 Sanno Hagi Doona Wasaaradda Deegaanka&Horumarinta Reer Miyiga

25.01.2021 Hargeysa, Waxaa maanta soo dhamaadey kulan socdey laba maalmood kulankaas oo  lagaga hadlayeey waxyaaabihii ka qabsoomey qorshaha Hagaha( Strategy Plan) Shantii Sanno aynu soo dhaaftey laguna diyarinayeey Qorsha Hagaha ( Strategy Palan) Shanta Sanno ee Soo socota ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga, kulankaas oo ka qabsoomey Hall-ka Shiraarka ee Wasaaradda.