Kulanka Istaraatiijiyadeed ee Wasaaradda (2026–2030), kaas oo diiradda lagu saaray iswaafajinta ujeeddooyinka daneeyayaasha iyo hay’adaha kala duwan.


Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL (WD&IC) ayaa maanta qabatay Kulanka Qaran ee Wadatashiga Mudnaanta iyo Tiirarka Istaraatiijiyadeed ee Wasaaradda (2026–2030), kaas oo diiradda lagu saaray iswaafajinta ujeeddooyinka daneeyayaasha iyo hay’adaha kala duwan.
Shirka waxa si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Mudane Cabdillaahi Jaamac Cismaan, oo jeediyay khudbad muhiim ah oo ku saabsan jihada istaraatiijiyadeed iyo mudnaanta mustaqbalka.
Sida oo kale, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Awdaahir, ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay ilaalinta deegaanka, wada-shaqeynta daneeyayaasha, iyo doorka ay hay’aduhu ku leeyihiin horumarka waara.
Kulanka waxa ka soo qayb galay wakiillo ka kala socday hay’adaha Qaramada Midoobay (UN), hay’adaha caalamiga ah (INGOs), hay’adaha maxalliga ah (LNGOs), shirkadaha gaarka loo leeyahay, iyo khubaro kala duwan, kuwaas oo si firfircoon uga qayb qaatay wada-tashiga iyo soo-jeedinta aragtiyo wax-ku-ool ah.
May be an image of text that says 'Republic of Somaliland Ministry of Environment & Climate Change National Consultation Meeting Aligning Priorities with Ministry Strategic Pillars (2026-2030) and Harmonizing Partner Objectives Kulanka qaran ee wadatashiga mudnaanaha tiirarka Istaraatiljiyadeed WD&IC (2026- 2030) iswaafajinta ujeeddooyinka daneeyayaasha Iyo hay'adaha. hay WD&IC UN unicef'
May be an image of dais and text that says 'Aligning Priorities with Ministry Strategic Pillars (2026-2030) and Harmonizing Partner rtnerbjectives bjectives 4ခ uni WD&IC Kulanka qaran ee wadatashiga mudnaanaha tiirarka Istaraatiijiyadeed WD&IC (2026- 2030) 2030),lyoiswafajintaujedo Iyo iswaafajinta ujeeddooyinka daneeyayaasha Iyo hay'adaha. daneeyayaashalyohay'adaha. hay UN unicef DP'May be an image of one or more people, newsroom, dais and text that says 'Harmonizinn 30 Partner Objecti unicefe WD&IC Kulanka qaran ee wadatashiga mudnaanaha ivo tiirarka Istaraatiljlyadeed WD&IC (2026- -2030) (2026-2030), 2030),lyoiswafajintavjeddoyink Iyo iswaafajinta ujeeddooyinka daneeyayaasha Iyo hay adaha. DP UN unicef'