Shirka Caalamiga ah ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda ee Jamhuuriyadda Soomaaaliland

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmey magaaladda Hargeisa Shirweynahaa Deegaanka iyo  Isbedelka Cimilada
Shirkaas oo uu furey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Soomaaliland 
Shirka oo Diirayadda lagu Sarayeey Isbedelka Cimiladda, iyo ilaalinta Deegaanka,
Shirka Waxaaa kasii qayb galey danjirayaal,Daneeyashaa Deegaanka iyo Dhamaan Wadagayaasha Deegaanka oo iskagaa kala yimid 
Aduunka Dafihiisa.

Shirkaas oo hal ku dhegiisu ahaa FICIL IYO FAHAM iyo u adkeysigaa Isbedelka Cimiladda iyo  Ilaalinta Degaanka.