Shirka caalamiga ah ee Isbedelka Caalamiga ah

Waxaa maanta si rasmi ah magaaladda Hargeysa loogu soo gabagabeyeey shir caalami ah oo loga hadlaayeey isbedelka cimiladda.

Shirka waxaa kasoo qayb galey dhamaan bulshadda qaybaheedda kala duwan, sida masuuliyiin,aqoonyahan, IWM , iyaddo si qoto dheer loo lafa gurey waxyabahaa lagu yareyn karo isbedelka Cimiladda.

Shirka  oo sannad walba xiligan oo kale la qabto dalka, waxaa kasoo baxey waxyaabo badan iyo aragtiyo badan oo wax lagaga qabaanayo isbedelka cilimadda, nabadguurka, iyo waxyaabahaa looga  hortagi lahaa isbedelka cimiladda oo iminka dunidu si weyn looga hadal hayo.