Shirka soo bandhigida waxyaabihii qabsoomey sannadkii tagey 2023 iyo qorshaha sannadkan cusub 2024

Shirka waxaa si rasmi ah u furey agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda isagoo microfonka kuso dhoweeyeey wasiirka wasaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda.

Shirka oo looga hadlayeey waxyaabihii Wasaaradda u  qabsoomey 2023 oo si qotodheer loo falan qeyeey iyo caqabadihii lala kulmey intii u socdey sannadkii tagey 2023.

Sido kale,  waxaa lagu soo bandhigey qorshe hawleedka sannadkan cusub 2024.

Ugu danbeyn waxaa shirka soo xidhey wasiirka wasaaradda deegaanka iyo si weyn ugu mahadcelisey agaasimahaa guud, agaasime waxeedyadda iyo dhamaan shaqaale weynihii kaoso qayb galey shirka.