Tabaar ku saabsan La dagaalanka ka ganacsiga Duur-joogta Gaar ahaan Xayawaanka Shabeelka

Tababarkan oo socday Muddo Shan Casho ah ayaa lagaaga hadlayeey la dagalanka ka ganacsiga
Duur-joogta , waxaana soo qabanqabiyeey Wasaaradda Deegaanka Hay'adda CCF iyo IFAW iyo Legal atlas
Waxaa kasoo Qayb galey  Masuulin Ka socdey  Wasaaradda Arimaha Gudaha,Maxkamadaha, Xeer-ilaalinta
iyo sarakiil ka socdey Qaybahaa kala Duwan ee Ciidanka Qaranka Somaliland.

Ugu danbeyn Waxaa Shirka Soo Xidhey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Hor.Reer Miyiga  oo halkaas uga mahad-celisey
DHamaan Hay'adihii Ka qayb qaatey qabsoomidda Tababarkan,sido kale waxaa la dardarantey una mahadcelisey ka qaybgalayaashii
Tabarbarkaas, sidoo kale, waxaa u sheegtey Wasiirku  in ay dadka tababarka qaatey yihiin kuwii ilaalin lahaa Duur-joogta Wadanka.