Tacsi

TACSI. : 13/012021

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mudane Cabdinasir Axmed Xirsi, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shaqaale waynaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga waxaa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa  Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Shukri X.Ismail Maxamuud  oo Walasheed  AMIINA X.ISMACIIL BAANDARE ku geeriyootey Caasimada Hargeysa

 

Waxaanu Agaasimhuu marxuumada  ILLAHAY uga  baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ay ka baxaydayna uu samir iyo iimaan saadiqa ILLAHAY ka siiyo.