Waan la wareegeynaa Libaaxyaddda

Wasiiirka Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa sheegay la wareegi doonto dawladu Libaaxyadda sida xeerku Duur-joogtu ina faraayo lagu hayn doono xarunta xanaanada Duur-joogta, sido kale wasiirku waxaa ay sheegtey in guud ahaanba Wasaarada Deegaanku iyo Horumarinta Reer Miyigu la wareegi doonto Duurjoogta la haysto nooc kasta oo ay tahayba.

Sido kale wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga waxaa ay sheegtey in aad uga xuntahay waxyeladii u gaystey Libaaxii baxsadey xaley.