Wafti ka socda Hay'adda OXFORM oo booqasho ku yimid Wasaaradda

Maanta Waxaa booqasho ku yimid Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda Madax sarsare oo ka socota Hay.adda OXFORM,
Wafidan oo si wada jir ah ay uso dhoweeyeen Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo Isbadalka Cimiladda iyo Agaasimahaa Guud.

Ka dib soo dhoweynta Waxaa shir ka qabsoomey xafiiska, shirkaas oo ay qayb ka ahaayeen Agaasimahaa Guud iyo qaar ka mid ah madaxda wasaaradda deegaanka,
Shirka Waxa lagaa wada hadley shaqadda balaadhan ee wasaaradda Deegaanka ay u hayso Wadanka Soomaliland looga wada hadlay dhibaatadda Deegaanka lagu hayo
iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa Hay'adda OXFORM iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda.

 Sido kale, waxaa si qoto dheer loo falanqeyeey  isbadalka Cimiladda oo aduunka iminkaa si wayn u saameyeey, iyo sidii soomaaliland wax ula qaybsan lahayd aduunka 
maadaama ay iminkaa tahay wadan buuxa uga qayb gali lahyd shirarka caalamiga ah ee  ku saabsan isbadalka cimiladda