
Wafti ka socda Xarunta Geneva International Centre for Humanitarian Demining, oo ay weheliyaan madax ka tirsan Haayada Hallo Trus ayaa booshaqo ku yimid Wasaaradda
Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda,Agaasimaha Guud iyo qaar ka mid ah Masuuliyiinta Wasaaraddaayaa kulan la Qaatay Sarakiil sare oo ka socda xarunta Geneva International Centre for Humanitarian Demining,
oo ay weheliyaan madax ka tirsan Haayada Hallo Trus oo muddo dheer wadanka Soomaliland ka badheysey miinadda.
Masuuliyinta ay ka wadaa hadleen xidhiidhka ka dhaxeeya bulshadda xoolo dhaqatadda iyo sida ay sameenta ugu leedahay isbadalka cimiladda,
maadaama oo iminka u aduunku la tacalaayo sidii xal loogu heli lahaa isbedelka cimiladda waxaa ay wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimiladu
xoogaa saraysaa iyaddo kaashanaysaa hay'adda caalamiga sidii xal loogu heli lahaa isbedelka cimiladda.