Warmurtiyeedkii laga soo saarey Shirkii Isbedelka Cimiladda Somaliland

Warmurtiyeed, ka kooban saddex iyo toban qodoob oo kasoo baxey shirkii labo maalmood ka socdey Hotel Ambarasador , shirkaas oo lagaga hadlayeey Isbadalka Cimiladda Somaliland.