Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa Uruurka Geeljire Ku Wareejisey Geedka Xoolo Naaxiye.
Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga iyadda Wali ku guddo jirta ku guddo Jirta Hawl galkeedii Dhir Qaybintii ayaa maanta 10 kun oo ah Geedka losiina ee loo yaqaano Xoolo naxisey,Munaasabadaas oo lagu qabtey Xarunta Dhir Kobcinta Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga.
Gudoomiyaha Uruurka Geeleyda Dalka Somaliland Mustafe Cali Ducaale ayaa Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga uga mahadceliyeey Dhirta ay Wasaaradda Deegaanka iyo Horumta Reer Miyigu ku wareejirey ,sido kalena sheegey in ay tahay Bilow wax badan anfacayaa Reer Miyiga, oo ah in lasii labalaabo.
Ugu danbeystii Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa ka hadashey manfaca u leeyahay Geedka Xoolo Naaxiye.