WASIIRKA DEEGAANKA IYO HORUMARINTA REER MIYIGA SOMALILAND OO TABABAR U FURTAY QAAR KA MID AH SHAQAALAHA WASAARADAASI

Wasiirka Deegaanka Somaliland ayaa tababar u furtay qayb ka mid ah shaqaalada wasaaradaasi,  tababarkaas oo ku saabsan sida xog dhamaystiran looga uruurinlahaa seerayaasha Dalka.  tababarkani wuxuu  dabasocdaa mid hore loogu qabtay isu-duwayaasha Gobolada Dalka.