Wasiirka Deeganka iyo horumarinta reer miyiga oo hortagay Gollaha Guurtida JSL

Wasiirka Deeganka iyo Horumarinta Reer Miyiga oo hortagay Gollaha Guurtida JSL ayado warbaxin ka bixisey waxyabihii u qabsoomey mudadii ay joogtey Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga, sido kale waxaa halkaas  su'aalo ku weydiyeey qaar ka mid ah Xildhibanadda Gollaha Guurtida Soomaaliland.