Wasiirka iyo Agaasimaha guud ee wasarada deegaanka oo boqoasho ku tagay magaalada borama

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda iyo Agaasimaha Waaxda Dhirta iyo Daaqa ayaa safar shaqo u tagey Magaaladda Boorama Ee Xarunta Gobalka Awdal.

Weftigan ay Hogaaminayso Wasiirku ayaa waxa halkaa Ku Soo Dhaweeyay maamulka heer gobol iyo heer Degmo Iyo isu duwaha Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Ee Gobalka Awadal

Intaa ka dib Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimiladu Waxay Kormeer ku sameeyeen xafiiska Wasaaradda Deegaanka Borama, xarunta tarminta dhirta Iyo Beer ay Wasaaradda Deegaanku ku leedahay Camuud