Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Kulan la Qaatay Haayadaha Ay Wasaaradda Wadashaqeynta Leeyihiin

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Kulan la Qaatay Haayadaha Ay Wasaaradda Wadashaqeynta Leeyihiin
Ayaa sooAgaasintay Kulanka Sadex biloodlaha ah ee Xidhiidhinta Qeybta Deegaanka ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 3aad.
Kulankan ayaa qaar kamid ah Daneeyeyaasha Deegaanku ku soo bandhigeen waxyaabaha ay deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ka qabtaan, guulaha la gaadhay iyo Caqabadaha Jira.
Ugu dambeyn Wasaarada iyo Daneeyeyaasha kale ee ka soo qeybgalay ayaa isla gartey in la joogteeyo Kulanka, isla markaana la xoojiyo xidhiidhka iyo wadashaqeynta dhow ee Wasaaradda iyo dhinacyada kale ee kulanka qeybta ka ahaa.
isla markaana la xoojiyo xidhiidhka iyo wadashaqeynta dhow ee Wasaaradda iyo dhinacyada kale ee kulanka qeybta ka ahaa.