Wasiirka Wasaaradda Deegaanka oo ka hadashey Xaladda ka taagan Banka Biji iyo xaaladda Deegaanka ee Maanta

Wasiirka deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland marwo Shukri x. ismaaciil ayaa ka hadashay xaalada Dooxa Binji iyo Xaalado kale oo quseeya Deegaanka.
Wasiirka Waxaa kale oo a si adag uga hadashey isticmaalka foornoyinka magaaladda lagu shido, sheegneyna in wax badan lagaa qaban doono,
Waxaa kale wasiirku baaq u dirtey dhamaan dadkaa ka ganacsadda foornooyinka Wadanka iyaddo ugu baaqdey in ay isticmalaan  Geedka Garan-waagaa.