Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka 05 jun

Waxaa Maanta lagu qabtey Caasimadda Hargeysa  olola nadafadeed oo lagu xusaayeey Maalinta Deegaanka Aduunka 
Maalintas oo Halkudhageeda loo qaatey ka horgata dhibaatadda caagaa.
Sida darteed, maanta waxaa la qabtey ololee lagu nadiifayeey laguna yareynaayo bacda.