Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka 5jun

Hargeysa 5jun, Waxaa maanta laga xusey Magaaladda Hargeysa maalinta  Deegaanka Aduunka 5 Jun, 
Xuska oo ay kasoo qayb galeen Masuuliyiinka ka dirsan Dawlada,Hay'addo Caalimi ah iyo kuwo iyo kuwo Maxaliya ah.

Waxaa si toos ah u furey shirka Agasimahaa guud ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga isago ka 
hadley faidada u inoo leeyahay Deegaanku, sido kale waxaa halkaas hadal ka jeediyeey Agaasimaha  Wasaaradda 
Horumarinta Qorsheynta Qaranka, Agaasimaha Wasaarada Beeraha,Masuul ku hadlayeey Hay'addaha Caalimiga
iyo Masuulin kale ku hadlayeey afka Hay'addaha Maxaliga aha,sido kale waxaa iyanna halkaas ka hadley Shirkadda 
keenaa Gasss-ka.