Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka

Waxaa Maanta si wayn looga xusey wadanka Somaliland Maalinta Deegaanka Aduunka ee 05Jun
Maalintaas oo ka mid ah maalmahaa Aduunka sida aadka looga xuso
Munasabadda Waxaa qayb galay madax ka mid ah lamahaa Dawladda, Hayadda Caalamiga iyo
Kuwa Maxaliga ah .
Sannadka Halkudhaga waxaa u ahaa Waxkaqabashadda Caagaa siba bacahaaa, sidoo kale  waxaa
aad looga hadlay sidii looga hortagi lahaa bacda.