Xuska Maalinta Dhir Beerista Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland 15 April

Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa bilowday qaybinta Dhir gaadhaysa 150 kun geed maanta oo ay ku beegneyd maalinta Dhir-Beerista ee Qaranka Jsl 15 April, Dhirtaan oo laga qaybiyeey dhamaan xarumaha Wasaaradda Deegaanka ee Gobolada Dalka ku yaala, Dhortaas oo loogu talo galey in qof kasta oo qaata u beero sida ka muuqaata halku dhagaa Wasaaradda oo ah ""Dhirtu waa Nolosheena ee aan Beerno""

Sido kale Agaasimahaa Guud oo maanta furey munasabadaas ayaa dad weynahaa Soomaliland ugu baaqey  in la xanaaneeyo dhirta madaada tacan badan la galiyeey
Munasabadan oo sannad kasta maanto kale laga xuso jamhuuriyadda somaaliland.