Xuska Maalinta Dhir Beerista Qaranka JSL

15 April oo ku beegan Maalinta Dhir-Beerista Qaranka ayaa Maanta Dalka Laga Qaybiyey Dhir aad u tiro badan Gobolada Dalka Iyo Degmooyinkiisa.
Xaflada Lagu qabtay Xarunta Dhirkobcinta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL Ee Caasimada Hargeisa ayaa Waxa ka Soo qayb galay Xubno Ka mida Golaha Wasiiradda,
Maayirka Caasimada Hargeisa Iyo Martisharaf kale.Masuuliyiintan ayaa Shacabka ugu Baaqay Beerista Dhirtaasi iyo Ilaalintooba.
Qaybta 2aad Sawirada Xaflada Dhirbeerista Qaranka.