Shirka ku saabsan isxogwareysigii Wasaaradda iyo Hayáddaha kashaqeeya Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda

Maanta oo ay taariikhdu tahay 02_09-2024 waxaa Hotel Maansoor ka Qabsoomey Kulan kulankaas oo ay si rasmi ah u fureen
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL Marwo shugri X. ismaacil bander
oo uu Weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda mudan Abdirisaaq Jaamac nuur.

kulankaas oo ahaa hayadaha Wasaaradad kala shaqeeya Araimaha Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada oo sadexdii biloodba la qabto  iyo 
si kor loogu qaado wadashaqeynta Arimaha deegaanka iyadoo layskaashanaayo kulankan ayaa layskula eegay sida wax looga qaban karo Dhibaatooyinka haysata Deegaanka.