
2017 illa 2024 Dhirkii ay bixisey Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada
Berri waxa ay ku beegan tahay MAALINTA DHIRTA SOMALILAND oo Madaxweyne Muse Bihi Abdi Degreeto Madaxweyne ku Asteeyey Sanadkii 2018.Mudada laga soo bilaabo waxa Isbedel wayn laga sameeyey Horumarinta Waxsoosaarka Dhirta oo Markii Hore ahaa 150 kun Sanadkii, haatana oo 2024 la marayana ah in ka badan 400 oo kun oo Geed Sanadkii.
Share this post with your friends
Related Posts
Read More
Oct 22, 2025
Wefti uu hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa hawlo shaqo ku tagay Gobolka Togdheer, Wuxuuna kormeer ku tegay Seerayaasha Aroori iyo Ban Cawl.
Wefti uu hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Ci...
Read More
Sep 07, 2025
Barnaamijka Waxqabadka Lixda Bilood ee Wasaaradda
Barnaamijka Waxqabadka Lixda Bilood ee Wasaaradda ee Wasaaradda Deegaanka iyo Is...
Read More
Aug 05, 2025
Tababar Ku Saabsan Hoggaaminta oo Lagu Qabtey Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.
Tababar Ku Saabsan Hoggaaminta oo Lagu Qabtey Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelk...
Read More
Jul 06, 2025
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa gaadhay Gobolka Sanaag.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa gaadhay Go...
Read More
Oct 14, 2025
Wefti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL, Mudane Cabdi Cali Mahdi.
Wefti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cim...
Read More
Sep 24, 2025
Aqoon-isweydaarsiga Diyaarinta Qorshaha Istaraatijiyada (2026–2030)
Waxaa lagu qabtay Hall-ka Shiraarka ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimila...
Read More
Jul 29, 2025
Shaacinta Diiwaan-galinta Shirkadaha iyo Khubaradda ka shaqeeya Qiimaynta Raad reebka badqabka Deegaanka.
Shaacinta Diiwaan-galinta Shirkadaha iyo Khubaradda ka shaqeeya Qiimaynta Raad r...
Read More
Jun 24, 2025
Shirka Wadagayaashaa Deegaanka oo ka qabsoomey Hotel Maansoor
Maanta oo ay taariikhdu tahay 24-ka Juun 2025, waxaa magaalada Hargeysa si rasmi...
