Daahfurka Kulanka Darasadda u Nuglaanshaha Isbedelka Cimilada

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL Mudane Mohamed Abdulahi Duale oo daah furay kulanka daraasada nuglaanshaha Isbedelka Cimilada , sidoo kale tababar lagu siiyey qaar ka mida shaqaalaha Wasaaradda oo darsaadada ka soo samayn doona Gobolada iyo Degmooyinka dalka iyagoo la kaashanaya haayada KAALO iyo UNDP.
Agaasiamaha Guud ayaa Shaqaalaha kula Dardarmaay inay shaqadaas si wanaagsan usoo qabtaan Xogtaasina noqoto mida Wax ka taraysa Dhibaatada Isbdelka Cimilada.