Dhagax dhigaa Dhiga Dhismaha Cusub ee ay yeelan doonto wasaraadda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda

Waxaa maanta oo ay taariikhdy tahay 21/08/2024  la dhagax-dhigey dhismahaa Cusub ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda yeelan doonto.

Dhismahaa oo noqon doona mis casri ah, waxaa kasoo qayb galey dhagax dhiga dhismaha madax kala duwan oo ka socda Dawladda iyo masuuliyiin sarsare e ka dirsan world Bank  ka aduunka .