Hadal Jeediintii Wasiirka Shirkii Wadatashiga Ilaalinta Deegaanka iyo Dhowrista Noolayaasha kala Duwan ee Goboladda Bariga Somaliland

Khudbadii Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horamarinta Reer Miyiga, Khudbadaas oo lagala hadlayeey Dhinacyo badan oo ka ah 
si  kale waxaa si qoto dheer uga warameysaa  waxqabadkii  sannadkii tagey iyo kan socda ee wasaaradu ka qabatey Gobolladda Somaaliland.

Sido kale, wasiirku waxaa u ka hadley xalufka ba'an ee ka jira wadankeena, sida dhuxusha iyo xabada loo isticmaalayo foornooyinka, waxaa ay wasiirku carabaabtey in dhuxusha gobollada Bariga Soomaaliland lagaa dhoofiyo wadama jaarka loona dhoofiyo yurub sida wadanka Turkiga oo lagu soo arkey dhuxushii Gobolka Sanaag.