Hadal Jeedintii Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL Mudane Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire).


Hadal Jeedintii Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL Mudane Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa ka hadlay Muhiimada Maalinta Dhir-Beerista Qaranka 15 April.