Maalintii Labaad Shirka Wadatashida Ilaalinta Deegaanka iyo Dhowrista Noolayaasha kala Duwan

Burco, 27/07/2021, Waxaa Maalintii Labaad  Socdaa Shirka Wadatashida Ilaalinta Deegaanka iyo Dhowrist a Noolayaasha kala Duwan ee Goboladda Bariga  Somaaliland.
Shirkaan waxaa lagu gorfeyeey sidii xal loogu heli karaa Xaluufka Badan ee ka jira Gobolladda Bariga Somalialnd, Halkaas oo laga soo Saari Doono Warmurtiyeed wax badan ka badali doona meesha uu maanta Deegaanku Joogo.

Waxaa kale shirka laga wada Hadlayaa maanta sidii ay uu wadaa shaqeyn lahaayeen Illalinta Deegaanka iyo Duur-joogta ku kor Nool maamulada Gobolladda Bariga Soomlaliand iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga.
Ugu danbeyn Waxaaa manta si rasmi ah u soo xidhmi doona Shirka Wadatashida Ilaalinta Deegaanka iyo Dhowrista Noolayaasha Kala Duwan ee Goboladda Bariga Somaaliland ,Shirkaas oo la filaayo in Warmurtiyeed midho dhal ah kasoo baxaan.