Shirka Wadatashiga Ilaalinta Deegaanka iyo Dhowrista Noolayaasha kala Duwan ee Goboladda Bariga Somaaliland

Burco, 26 /07/2021, Shirka Wadatashida Ilaalinta Deegaanka iyo Dhowrista Noolayaasha kala Duwan ee Goboladda Bariga  Somaaliland

Shirkan waxaa lagu gorfeyeey sidii xal loogu heli karaa Xaluufka Badan ee ka jira Gobolladda Bariga Somalialnd, Halkaas oo lagaa dhoofiyo dhuxusha ugu badan ee dalka ka baxda iyaddo wadamada dariska 
 

Shirkan waxaa lagu gorfeyeey sidii xal loogu heli lahaa Xaluufka Badan ee ka jira Gobolladda Bariga Somalialnd, Halkaas oo laga soo Saari Doono Warmurtiyeed wax badan ka badali doona meesha uu maanta Deegaanku Joogo.

Waxaa kale shirka maanta ka wada hadlayaan Wasaaradda Deegaanka iyo Mamuuladda Gobollada Bariga Somaaliland sidii ay uu wadaa shaqeyn lahaayeen Illalinta Deegaanka iyo Duur-joogta ku kor Nool Deegamadaas.

Ugu danbeyn Waxaa maalinta Beri ah si rasmi ah u soo xidhmi doona Shirka Wadatashida Ilaalinta Deegaanka iyo Dhowrista Noolayaasha Kala Duwan ee Goboladda Bariga Somaaliland