
Tacsi
TACSI. : 13/012021
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mudane Cabdinasir Axmed Xirsi, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shaqaale waynaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga waxaa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Shukri X.Ismail Maxamuud oo Walasheed AMIINA X.ISMACIIL BAANDARE ku geeriyootey Caasimada Hargeysa
Waxaanu Agaasimhuu marxuumada ILLAHAY uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ay ka baxaydayna uu samir iyo iimaan saadiqa ILLAHAY ka siiyo.