Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa Qalab iyo Gadiid Saaka ku wareejisey Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimiladda

Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa Saaka Qalab iyo Gaadiidka Nooca waaweyn ku kala Wareejisay Wasaaradaha Deegaanka, Xaanada Xoolaha iyo Beeraha, Qalabka iyo Gaadiidka ayaa laga Maalgaliyey Mashruuca Barwaaqo oo uu inaga taageero Baanka Aduunku.
 
Munaasibada Wareejinta Qalabka  iyo Gaadiidka ayaaa ka qabsoontay Xarunta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL.

Agaasimahaa Guud ayaa u mahadnaqey Masuliyiinta Mashruuca Barwaaqo shaqadda fiican ay qaranka u hayaan.