Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa gaadhay Gobolka Sanaag.


Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa gaadhay Gobolka Sanaag,
halkaas oo uu agab loogu talagalay la tacaalidda dabka ku wareejiyay Isuduwaha Wasaaradda Deegaanka ee Gobolka Sanaag.
Agabkan ayaa loogu talagalay in wax lagaga qabto dababkii soo noqnoqday ee ka soo cusboonaaday gobolka Sanaag.