
Wefti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL, Mudane Cabdi Cali Mahdi.
Wefti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL, Mudane Cabdi Cali Mahdi kana koobnaa Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Agaasimaha Cududda Shaqaalaha iyo isuduwaha wasaaradda deegaanka ee gobolka awdal, ayaa Maanta Galinkii danbe kormeer shaqo ku tagay Seeraha Buurta Libaaxley ee Gobolka Awdal.
